HomeWararKiisas Cusub oo Cudurka Coronavirus oo laga helay Kenya

Kiisas Cusub oo Cudurka Coronavirus oo laga helay Kenya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in gudaha  Dalka Kenya laga helay laba ruux oo qaba Cudurka halista ee Coronavirus, kaasi oo dunida kusii faafaya. Tirada dadka laga helay Coronavirus ee dalka Kenya ayaa haatan mareysa 3 ruux, kadib markii Jimcihii lasoo dhaafay laga helay Haweeney Kenyaan ah oo ka timid dalka Mareykanka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in gudaha  Dalka Kenya laga helay laba ruux oo qaba Cudurka halista ee Coronavirus, kaasi oo dunida kusii faafaya.

Tirada dadka laga helay Coronavirus ee dalka Kenya ayaa haatan mareysa 3 ruux, kadib markii Jimcihii lasoo dhaafay laga helay Haweeney Kenyaan ah oo ka timid dalka Mareykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo Goordhaweyd warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay Go’aano Cusub oo ku socda bahda Waxbarashada dalkaas.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in la xiro dhamaan iskuulada iyo Jaamacadaha ku yaalla dalkaas, wuxuuna sababta ku sheegay inay tahay cabsi laga qabo inuu sii faafo Cudurka Coronavirus.

Cudurka Coronavirus ayaa haatan kusii faafay dalal badan oo ku yaalla Caalamka, waxaana u dhintay in ka badan 5,000 oo qof, halka kumanaan kalena uu soo ritay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts