HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo booqday Xarumo Ciidan fariina diray

Madaxweyne Qoorqoor oo booqday Xarumo Ciidan fariina diray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta booqdey xarumaha ciidamada kala duwan ee ka howlgala deegaanada Galmudug. Madaxweynaha ayaa ugu horeeyn booqdey xarunta ciidamada Xooga Dalka qeybta 21-aad, Madaxweynaha wuxuu warbixin kaga dhageystey taliyayaasha Ciidamada Intaa kadib, Madaxweynaha waxa uu ciidamada kula dardaarmey ineey dardargeliyaan howlaha ay u hayaan guud ahaan dalka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta booqdey xarumaha ciidamada kala duwan ee ka howlgala deegaanada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ugu horeeyn booqdey xarunta ciidamada Xooga Dalka qeybta 21-aad, Madaxweynaha wuxuu warbixin kaga dhageystey taliyayaasha Ciidamada Intaa kadib, Madaxweynaha waxa uu ciidamada kula dardaarmey ineey dardargeliyaan howlaha ay u hayaan guud ahaan dalka iyo gaar ahaan dowlad-Goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

Intaa kadib Madaxweynaha wuxuu booqasho ku tegey taliska ciidamada Haramcad ee Booliska Madaxweynaha ayaa ciidamada Haramcad ku amaaney doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen sugida amniga xiligii doorashooyinka Galmudug, waxa uuna kula dardaarmey ineey dardargeliyaan howlaha ay u hayaan bulshada dowlada goboleedka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts