HomeWararAmar uu soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhaqan galay

Amar uu soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhaqan galay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay amarkii uu dhawaan soo saaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) kaas oo la xariiray in xoolaha dhaxsado wadooyinka Caasimadda lagu xareyn doono xarunta Baadi-Qabadka oo dhawaan dib-udhis lagu sameeyay. Howlgal ay fuliyeen ciidanka ilaalinta deegaanka dowlada hoose Xamar ayaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay amarkii uu dhawaan soo saaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) kaas oo la xariiray in xoolaha dhaxsado wadooyinka Caasimadda lagu xareyn doono xarunta Baadi-Qabadka oo dhawaan dib-udhis lagu sameeyay.

Howlgal ay fuliyeen ciidanka ilaalinta deegaanka dowlada hoose Xamar ayaa lagu soo qab-qabtay ku dhawaad 40 Lo’ kuwaas oo dhaxsocday wadooyinka magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

War kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in talaabada lagu soo qab-qabtay Xoolaha dhexsocday Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay qeyb ka tahay kor u qaadista blicda Caasimadda.

“Waxaa talaabadaani ay qeyb ka tahay kor u qaadista blicda Caasimadda iyo in xalwaaro laga gaaro arimaha la xariira xoolaha magaalada lagu soo fasaxo oo caqabad ku ah bilicda iyo Nadaafada gobolka Banaadir” ayaa lagu yiri qoaalka kasoo baxay Maamulka Gobolka.

Dhawaan ayay aheyd markii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) xariga uu ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo lagu sameeyay dib udhis iyo dayactir, taasi oo ku taalla Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts