HomeWararMadasha Xisbiyada oo War kasoo saartay Xaalada Gobolka Gedo

Madasha Xisbiyada oo War kasoo saartay Xaalada Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Caawa War kasoo saaray xaaladda ka jirta Gobolka Gedo. War-saxaafadeedka kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in Madasha bilihii ugu dambeeyay si dhow ula socotay xaalada murugsan iyo dhiilada colaadeed ee ka jirta Gobolka Gedo. Madasha ayaa tacsi u dirtay qoysaska Ciidankii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Caawa War kasoo saaray xaaladda ka jirta Gobolka Gedo.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in Madasha bilihii ugu dambeeyay si dhow ula socotay xaalada murugsan iyo dhiilada colaadeed ee ka jirta Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Madasha ayaa tacsi u dirtay qoysaska Ciidankii dhawaan ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay Degmada Beled-Xaawo, kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwo ka tirsan Jubbaland.

Sidoo kale Qoraalka ay soo saareen Madasha Xisbiyada ayaa Madaxweynaha iyo Xukuumadda waxaa ay ku eedeeyeen inay Ciidamo gaar ah ku daabuleen Gobolka Gedo, iyagoo kaashanaya Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan kamid aheyn howlgalka AMISOM.

Qoraalka Madasha ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin in Agaasimaha Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin uu burburiyay qaab dhismeedkii Ciidamada Qalabka Sida ee Dastuuriga ahaa.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii Madasha ayaa Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Gedo ugu baaqday inay u istaagan howlaha dowladda ka wado Gobolka si aysan isku bedelin dagaal beeleedyo.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts