HomeWararDab xoogan oo Caawa ka kacay Warshad ku taalla duleedka Muqdisho

Dab xoogan oo Caawa ka kacay Warshad ku taalla duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa Caawa dab xoogan uu ka kacay Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam ee ku taalla Tabbeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in dabka uu yahay mid xoogan uuna kusii faafayo qeybo kale oo kamid ah Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam. Sidoo kale waxaa socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Caawa dab xoogan uu ka kacay Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam ee ku taalla Tabbeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in dabka uu yahay mid xoogan uuna kusii faafayo qeybo kale oo kamid ah Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa socda gurmad lagu deminayo dabka oo ay sameeynayan dadka deegaanka, mana jiro wax gaadiid ah dab demis ah oo halkaas gaaray.

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan goobta uu dabka ka socdo, kuwaasi oo mararka qaar ridaya rasaas, sidoo kalena sugaya amniga Xarunta uu ka socdo Gurmad.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dabkaas uu geystay Khasaaro hantiyadeed, welina lama  oga waxyaabaha sababay inuu dabka ka kaco Warshadda Biyaha Zamzam.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts