HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaalkii dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxda Macawiisley

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxda Macawiisley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya khasaraha ka dhashay dagaal culus oo ciidamada Itoobiya iyo Kooxda Macawiisley ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa waxa uu ku bilowday kadib markii sida la sheegay Kooxda Macwiisley ay wadada u galeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca degmada Xudur ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya khasaraha ka dhashay dagaal culus oo ciidamada Itoobiya iyo Kooxda Macawiisley ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa waxa uu ku bilowday kadib markii sida la sheegay Kooxda Macwiisley ay wadada u galeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca degmada Xudur ee gobolka Bakool una soo talaabay dhinaca gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Saraakiisha Hogaminaysa Kooxda Macawiisley ayaa sheegay in ciidamo Itoobiyaan oo baxsad ah ay dagaal la galeen islamarkaana ay gaarsiiyeen khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac sidoo kalana ay kuwa kale ganacta ku dhigeen.

Waxa y sheegeen Kooxda Macawiisley in Askarta Itoobiyaanku ay ahayeen 41 islamarkaana ay dileen 20 halka 21-kalana ay nolosha kusoo qabteen,arrintaan ayay sheegeen in ay ka dambeysay kadib xog ay heleen oo ku aaddan in ay jiraan ciidamo kasoo goostay howlgalka AMISOM una soo tallaabay dhinaca gobolka Hiiraan si ay xudduuda uga gudbaan,waxaana ay sheegeen in ay ku guuleysteen howlgalkoodii.

Kooxda Macawiisley ayaa inta badan dagaal lagasha Alshabaab iyada oo ilaa iyo haatana aysan jirin masuul ka tirsan maamulka Hirshabelle ama Koonfurgalbeed oo arrintaan ka hadlay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts