HomeWararSawirro:- Shir looga hadlayay Maalgashiga Soomaaliya oo ka dhacay Turkiga

Sawirro:- Shir looga hadlayay Maalgashiga Soomaaliya oo ka dhacay Turkiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Safiirka soomaaliya ee dalka Turkiga Jaamac Caydiid oo Maanta Gobolka Bursa ee dalka turkiga Ka qeyb galay Kulanka MUSIAD ayaa halkaa waxa uu ku soo badhigay fursadaha maalgashi ee Soomaaliya u leedahay maalgeliyayaasha shisheeyaha (FDI). Safiirka ayaa Waxa uu si gaar ah u faahfaahiyey Qorahaha Horumarinta Qaran ee 9aad (NDP9) iyo sida uu u sahlayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka soomaaliya ee dalka Turkiga Jaamac Caydiid oo Maanta Gobolka Bursa ee dalka turkiga Ka qeyb galay Kulanka MUSIAD ayaa halkaa waxa uu ku soo badhigay fursadaha maalgashi ee Soomaaliya u leedahay maalgeliyayaasha shisheeyaha (FDI).

Safiirka ayaa Waxa uu si gaar ah u faahfaahiyey Qorahaha Horumarinta Qaran ee 9aad (NDP9) iyo sida uu u sahlayo una dhiirigelinayo soo jiidashada maalgelinta shisheeye ee gudaha Soomaaliya.

- Advertisement -

MUSIAD oo ah hay’ad ay ku midaysanyihiin in ka badan 12,000 oo shirkadood oo ka howl gala Dalkan Turkey Ayaa sanadkiiba mar yeesha kulan caalami ah iyada oo sanadkaan uu muhiimad gaar ah u lahaa Soomaaliya maaddama looga hadlayay maalgashi in lagu sameysto gudaha Somalia.

Dowladda Turkiga ayaa ka mid dowladaha saaxiibka dhow ah la ah Soomaaliya islamarkaana ka caawiya dhinacyo kala duwan,oo ka mid ah horomarka dalka iyo arrimaha dhismaha ciidamada xoogga dalka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts