HomeWararWaxgarad ka yimid Puntland oo kulamo ka bilaabay Muqdisho

Waxgarad ka yimid Puntland oo kulamo ka bilaabay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinkii dambe ee Sgalay ayay aheyd kadib markii Isimo ka socda Maamulka Puntland ay soo gaareen magaalada Muqdisho isla markaana xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka iyo maamulka gobolka Banaadir ay ku soo dhawesyeen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ujeedada imaatinkooda Muqdisho ayaa salka ku haya dhamanta iyo xalka gaarista khilaaf dhinaxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Sgalay ayay aheyd kadib markii Isimo ka socda Maamulka Puntland ay soo gaareen magaalada Muqdisho isla markaana xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka iyo maamulka gobolka Banaadir ay ku soo dhawesyeen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Ujeedada imaatinkooda Muqdisho ayaa salka ku haya dhamanta iyo xalka gaarista khilaaf dhinaxa waxbarashada ah oo ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamul gobaleedka Puntland oo labada Wasaaeadood ay isku mari waayeen.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Isimadaan ka socday Puntland ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay xildhibaanada labada aqal ee baarlmaanka iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyaga oo kala hadlay xalka gaarista khilaafkaan salka ku haya bixinta shahaadooyinka Puntland ee Ardaydii dhamaysatay Dugsiyada Sare ee maamulkaas.

Waxgaradkaan ayaa dhinaca kalana waxaa lagu wadaa in ay kulamo kale ay la qaataan madaxda sare ee dowladda fedraalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts