HomeWararAkhriso:- Musharaxiin mar kale war kasoo saaray Xaaladda Galmudug

Akhriso:- Musharaxiin mar kale war kasoo saaray Xaaladda Galmudug

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Qaar ka mid ah Kusharaxiinta maamulka Galmudug ayaa maanta war kasoo saaray xaaladda Galmudug iyo xarig iyo Musaafurin ay sheegeen in laguka kacay Masuuliyiin. Qoraalkaan oo ay soo saareen Musharaxiinta Kala ah C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa,C/llaahi Faarax Weheliye,Cabdi dheere iyo Kamaal Daahir Guutaale ayay ku sheegeen in ay aad uga xunyihiin xariga iyo musaafurin lagula […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Kusharaxiinta maamulka Galmudug ayaa maanta war kasoo saaray xaaladda Galmudug iyo xarig iyo Musaafurin ay sheegeen in laguka kacay Masuuliyiin.

Qoraalkaan oo ay soo saareen Musharaxiinta Kala ah C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa,C/llaahi Faarax Weheliye,Cabdi dheere iyo Kamaal Daahir Guutaale ayay ku sheegeen in ay aad uga xunyihiin xariga iyo musaafurin lagula kacay mid ka mid ah xildhibaanadii hore ee baarlamaanka Galmudug oo dhaliilo kulul u jeediyay dowladda taas oo la xiriirta dhismaha maamulka Galmudug iyo qaabka loo wajahay.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii waxa ay cadeeyeen in uu xoryahay qof kasta una madax banaanyahay aragtidiisa gaarka ah oo aan lagu xadgudbi karin,iyaga oo sheegay in Ciidamada dowladdu ay xireen Xildhibaan hore Sheekh Cumar Mahad alle ammarkaasna uu bixiyay ra’iisul-wasaaraha sida ay hadalka u dhigeen.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka Murashaxiinta

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories