HomeWararSedex Caruur Walaalo ah oo ku geeriyooday Barkad Biyo laga cabo

Sedex Caruur Walaalo ah oo ku geeriyooday Barkad Biyo laga cabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sida ay sheegayaan wararka Warbaahinta dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan Ismaamulka Soomaalida ayaa sheegaya in Caruur wadadhalatay ay ku geeriyootay iyada oo warar kala duwan ay ka soo baxayaan. 3-Dex Caruur ah oo Walaalo ahaa ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen Bakad Biyo laga cabo oo ku taalla deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida ay sheegayaan wararka Warbaahinta dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan Ismaamulka Soomaalida ayaa sheegaya in Caruur wadadhalatay ay ku geeriyootay iyada oo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.

3-Dex Caruur ah oo Walaalo ahaa ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen Bakad Biyo laga cabo oo ku taalla deegaanka Laas-caanood ee gobolka Shilaabo ee dowlad deegaanka Soomaalida.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa u sheegay Warbaahinta in ay u malaynayaan in Caruurtu ay damceen in ay ku dabaashaan Berkadda Biayaha laga cabo isla markaana ay ka soo bixiwaayeen markii dambe.

Caruurta geeriyootay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Xongor Iraad Cabdi oo 7-sano jir ahaa Jaamac Iraad Cabdi oo 6-sano jir ahaa iyo Saadaq Dhuxul Cabdi oo 4-sano jir ahaa,iyada oo mar dambe meydkooda laga helay Berkadii oo dadkii lahaa ay usoo Biyo doonteen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts