HomeWararKoonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo Maanta Shirweyne uga furmaya Baydhabo

Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo Maanta Shirweyne uga furmaya Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo talaado waxaa lagu wadaa inuu shirweyne uga furmo dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle. Shirkan ayaa intii uu socdo waxaa looga hadli doonaa arrimo ay ka mid yihiin fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo horumarinta deegaanada Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hirshabeelle. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo talaado waxaa lagu wadaa inuu shirweyne uga furmo dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.

Shirkan ayaa intii uu socdo waxaa looga hadli doonaa arrimo ay ka mid yihiin fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo horumarinta deegaanada Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hirshabeelle.

- Advertisement -

Wasiirka Qorsheynta Koonfur Galbeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in  Shirka qodobada looga arrinsan doono ay ku jiraan sidii loo xoojin lahaa xiriirka wadashaqeyn ee ka dhexeeya labada maamul.

Sidoo kale Shirweynaha oo saacadaha soo socda ka furmaya Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah u shir Guddoomin doona Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Maxamed Cabdi Waare.

Maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ah maamulada kaliya ee haatan wadashaqeyn ay kala dhexeeyso dowladda Federaalka Soomaaliya, halka saddexa kale ee maamul Goboleed aysan wax shaqeyn ah la laheyn dowladda Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts