HomeWararDEG DEG:- Qarax gordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Qarax gordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Jugta qaraxaan ayaa gordhow laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir,waxaana qaraxaas ka soo baxaya faah faahino kala duwan,iayada oo wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa mid gaari. Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay Koontaroolka lagu baaro gaddidka gala Madaxtooyada ee  Isgooyska Sayidka,Dhawaqa gaadiidka gurmadka deg dega ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho […]

- Advertisement -

Jugta qaraxaan ayaa gordhow laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir,waxaana qaraxaas ka soo baxaya faah faahino kala duwan,iayada oo wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa mid gaari.

Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay Koontaroolka lagu baaro gaddidka gala Madaxtooyada ee  Isgooyska Sayidka,Dhawaqa gaadiidka gurmadka deg dega ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda goobta uu qaraxu uu ka dhacay.

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala soco halkaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories