HomeWararFaah faahin khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Faah faahin khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qarax gaari ayaa ka dhacay Isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaas oo u ku yaallo Koontorool muhiim ah oo lagu baaro gaadiidka gala Madaxtooyada Soomaaliya waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay weybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu geystay khasaaro iskugu jira […]

- Advertisement -

Qarax gaari ayaa ka dhacay Isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho halkaas oo u ku yaallo Koontorool muhiim ah oo lagu baaro gaadiidka gala Madaxtooyada Soomaaliya waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay weybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu geystay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac in kasta oo aysn jirin ilaa iyo haatan cid xaqiijin kata khasaaraha rasmiga ah.

- Advertisement -

Weriyaasha oo goobta tegay ayaa soo werinaya in gaadiidka gurmadka degdega aya daabulayaan dhaawacyo badan,iayada oo khasaara ugu badan uu soo gaaray sida wararku ay sheegayaan dad shacab ah oo goobta marayay.

Dhinaca kalana waxaa gubanaya oo iyana la daminayaa gaadiid badan oo ku gubanaya goobta qaraxu uu ka dhacay oo ah Isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho,gaadiidka gubanaya ilaa iyo hada lama oga cidda iska leh iyo sida ay wax u gareen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories