HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Baay

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Baay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal xooggan oo ku dhaxeeyay dad deegaanka ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa waxa uu ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka,waxaana ka soo baxaya fahfaahino kala duwan khasaaraha ka dhashay. Dagaalka oo ka dhacay tuulooyin hoostaga degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka dambeeyay kadib makii sida la sheegay dad deegaanka ah oo is […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal xooggan oo ku dhaxeeyay dad deegaanka ah iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa waxa uu ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka,waxaana ka soo baxaya fahfaahino kala duwan khasaaraha ka dhashay.

Dagaalka oo ka dhacay tuulooyin hoostaga degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka dambeeyay kadib makii sida la sheegay dad deegaanka ah oo is abaabulay ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen xubno ka tirsan Shabaab.

- Advertisement -

Ilo deegaanka ah ayaa dalsan u xaqiijiyay in dagaalku uu ka dhacay dhowr meel oo kala duwan isla markaan,dhawaqa rasaasta laga maqlayay deegaano ka fog halka uu dagaalku ka dhaayay.

Dhinaca kalana mamulka degmada Qansaxdheere ayaa dhankooda xaqiijiyay dagaalka iyaga oo sheegay in khasaaro uu ku gaaray Alshabaab sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts