HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Hoggaamiyaha Ahlusunna

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Hoggaamiyaha Ahlusunna

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusameeb waxa uu kula kulmay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan. Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Macalin Maxamuud ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ku aadan dhammeystirka dhismaha Galmudug loo dhanyahay oo qorshihiisu dowldda ku howlan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusameeb waxa uu kula kulmay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan.

Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Macalin Maxamuud ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ku aadan dhammeystirka dhismaha Galmudug loo dhanyahay oo qorshihiisu dowldda ku howlan tahay.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa Hoggaanka Ahlusunna kala hadlay tabashooyinka ay qabaan iyo sidii loo dardar gelin lahaa heshiiskii horey u dhexmaray dowladda Federaalka iyo Ahlusunna Waljameeca.

Kulanka labada dhinac ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo maalmihii dambe ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa shalay kulan la qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, iyadoona xal laga gaaray shaqaaqo haween kahor ka dhacday Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Dhinaca kale dib u dhac ayaa ku yimid soo xulista Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana arrintaas ku howlan sidii xal looga gaari lahaa Xasan Cali Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts