HomeWararMaxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday Rag iyo Dumar lagu eedeeyay...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday Rag iyo Dumar lagu eedeeyay dilal ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/12/2019 waxa ay go’aan ka gaartay eedeym la xiriira Shabaabnimo iyo dilal ka dhacay Muqdisho iyada o ay ku eedeysnaayeen 8-ruux oo iskugu jirta ra iyo Dumar. Maxamed Xaaji Axmed,Saalim Siciid Maxamed,Axmed Maxamed Haashim, oo goobjoog ka ahaa halka ay ka dhaceysay maxkamadeyntoodu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/12/2019 waxa ay go’aan ka gaartay eedeym la xiriira Shabaabnimo iyo dilal ka dhacay Muqdisho iyada o ay ku eedeysnaayeen 8-ruux oo iskugu jirta ra iyo Dumar.

Maxamed Xaaji Axmed,Saalim Siciid Maxamed,Axmed Maxamed Haashim, oo goobjoog ka ahaa halka ay ka dhaceysay maxkamadeyntoodu ayaa maxkamaddu waxa ay sheegtay in ay ku xukuntay dil toogasho ah.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Sharma’arke Cumar Axmed,Axmed Faarax Iidle,C/raxmaan Mustaf Shekh C/llaahi iyo Ramadaan C/raxiim Mursal oo maqanayaal ah ayay maxkamadda ciidamada qalabka sida waxa ay ku xukuntay dil Toogasho ah iyada oo ku eedeysay dilal kala duwan oo ka dhacay gobolka Banaadir.

Ugu dambeyntii maxakamadda ayaa ku dhawaaqday in C/naasir Axmed C/qaadir waxa ay maxkamaddu ku xukuntay xabsi daa’in halka Faaduma Xuseen Cali Cadaawe oo iyana ku eedeysan la shaqeynta Alshabaab ku xukuntay 15-sano oo xabsi ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts