HomeWararMaamulka gobolka Banaadir oo Iclaamiyay Banaanbax ka dhan ah Alshabaab

Maamulka gobolka Banaadir oo Iclaamiyay Banaanbax ka dhan ah Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta iclaamiyay in la qorsheeyay dibadbax balaaan oo ka dhacaya magaalada Muqdisho maalinta Khamiisa ah ee soo socota isla markaana ay ka soo qeybgalaan dadka ku nool gobolka Banaadir. Banaabaxaan uu iclaamiyay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ah mid looga soo horjeeedo Alshabaab kadib markii ay kordheen qaraxyaa iyo weerarada ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta iclaamiyay in la qorsheeyay dibadbax balaaan oo ka dhacaya magaalada Muqdisho maalinta Khamiisa ah ee soo socota isla markaana ay ka soo qeybgalaan dadka ku nool gobolka Banaadir.

Banaabaxaan uu iclaamiyay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ah mid looga soo horjeeedo Alshabaab kadib markii ay kordheen qaraxyaa iyo weerarada ay ka geysanayaan magaalada Muqdisho isla markaana ay waxyeelo ka soo gaato ad shacab ah.

- Advertisement -

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in Alshabaab ay dhibaato ku hayaan shacabka degmada Muqdisho isla markaana banaanbaxaan uu noqon doono mid midaynaya shacabka oo u nugul qaraxyada ay sheegtaan Alshabaab.

Banaanbaxaan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili Alshabaab ay xalay shegatay masuuliyadda qaraxii dadka badani ku dhinteen eek a dhacay Isgooyska EX-koontarool Afgooye ee halkaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawa uu ka soo gaaray dad badan oo shacab ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts