HomeWararXildhibaanada Labada Aqal oo Ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2020

Xildhibaanada Labada Aqal oo Ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2020

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaadanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wada jir ah waxa ay ku yeesheen xarunta KMG ee golaha shacabka kuna dhex taalla madaxtooyada Soomaaliya iyaga oo dood ka yeelanayay Miisaaniyadda dowladda ee 2020. Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka waxaana kulanka oo ay goob joog ahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaadanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wada jir ah waxa ay ku yeesheen xarunta KMG ee golaha shacabka kuna dhex taalla madaxtooyada Soomaaliya iyaga oo dood ka yeelanayay Miisaaniyadda dowladda ee 2020.

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka waxaana kulanka oo ay goob joog ahaayeen guddoonka labada Aqal iyo ku xigeenadooda ayaa Miisaaniyadda waxaa codka kalsoonida ah siiyay 188-xildhibaan 1-Xildhibaan ayaa diiday Sidoo kalena 2-xildhibaan ayaa ka aamustay.

- Advertisement -

Guddoonka golaha aqalka sare iyo golaha shacabka ayaa sheegay in ay meelmartay Miisaaniyadda dowladda oo u baahneed in si dhaqsa ah lagu ansixiyo madaama sanadkaa 2019 uu dhamaad yahay bisha ugu horeysa ee sanadka cusubna loo baahnaa in la ansixiyo Misaaniyadda o ay ku shaqeynayaan hay’adaha dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts