HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Dagaal ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Faah faahin kasoo baxeysa Dagaal ka dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahino ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada ka tirsan dowladda Federaalka oo Maanta ka dhacay Xaafada Tarabuunka ee  Gobolka Banaadir. Dagaalkan dhexmaray Ciidamada ka wada tirsan dowladda oo u abaabulan hab Beeleed ayaa salka ku haaya arrimo la xiriira dhul ku yaalla Xaafada Tarabuunka, waxaana labada dhinac ay isdhaafsadeen rasaas xoogan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada ka tirsan dowladda Federaalka oo Maanta ka dhacay Xaafada Tarabuunka ee  Gobolka Banaadir.

Dagaalkan dhexmaray Ciidamada ka wada tirsan dowladda oo u abaabulan hab Beeleed ayaa salka ku haaya arrimo la xiriira dhul ku yaalla Xaafada Tarabuunka, waxaana labada dhinac ay isdhaafsadeen rasaas xoogan.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa u sheegay in dagaalka uu ahaa mid socday muddo, isla markaana hakad geliyay isku socodka dadka iyo ganacsigii halkaas jiray.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaalka uu geystay Khasaaro isug jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray Ciidamadii ku dagaalamay Xaafada Tarabuunka, In kastoo aan la si dhab ah loo xaqiijin.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda Federaalka oo ay uga hadlayaan dagaalkii ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Tarabuunka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts