HomeWararDuqa Muqdisho oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Shangaani

Duqa Muqdisho oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Shangaani

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Shangaani loogu magacaabay inuu noqdo Aweys Camuudi.

Gudoomiye Aweys Camuudi ayaa bedelaya Guddoomiyihii hore ee Shangaani Sahra Markeezi oo ku geeriyootay Qaraxii Musiibada ahaa ee ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Wareegtada magacaaabista ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub lagu faray inuu si toos ah u guto waajibaadkiisa shaqo ee oo Idmaday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories