HomeWararXasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo u dhoofay Baladweyne, kadib xayiraadii la...

Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo u dhoofay Baladweyne, kadib xayiraadii la saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalda Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ka duushay diyaarad ay la socdeen Wafdi ay hogaaminayaan Madaxweyneyaashii hore ee dalka, kadib markii saacdo kooban lagu xayiray Garoonka. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif oo ay wehlinayan xubno ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa uu u amabaxay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalda Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ka duushay diyaarad ay la socdeen Wafdi ay hogaaminayaan Madaxweyneyaashii hore ee dalka, kadib markii saacdo kooban lagu xayiray Garoonka.

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif oo ay wehlinayan xubno ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa uu u amabaxay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoona halkaas tegi doona saacadaha oo socda.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxdan ayaa saakay loo diiray in Garoonka diyaaradaha Aadan  Cadde ay ka duusho diyaaradii Baladweyne u qaadi laheyd, waxaana Madax ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ay Dalsan u sheegeen in amarkaas uu ka soo baxay Dowladda.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Maanta Magaalada Baladweyne waxaa ay gaarsiin doonaan gargaar loogu talagalay dadkii ku barakacay fatahaadii ka dhacday Baladweyne.

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku dhawaaqday $200,000 (Laba boqol iyo konton kun Dollar) oo ah kaalmo gargaar oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu saameeyeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts