HomeWararDowladda oo Diyaarado sida Gargaar u direysa Baladwayne

Dowladda oo Diyaarado sida Gargaar u direysa Baladwayne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen  fatahaadda Webiga Shabeelle ee Magaalada baladweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa mudooyinkan sidii gargaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo Roobabka. Shalay ayay ahayd markii diyaarado sido gurmad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen  fatahaadda Webiga Shabeelle ee Magaalada baladweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa mudooyinkan sidii gargaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo Roobabka.

- Advertisement -

Shalay ayay ahayd markii diyaarado sido gurmad isugu jiro daawooyin iyo Raashin la gaarsiiyay dagmada Bardaale , sidoo kale Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiraan ayaa horay loo gaarsiiyay gargaar kala duwan oo ka yimid gudaha Soomaaliya iyo wadamada aan saaxiibada nahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts