HomeWararMuwaadiniinta Somaliyeed ee K/Afrika oo bilaabay Gurmadka fatahaada Baladweyne

Muwaadiniinta Somaliyeed ee K/Afrika oo bilaabay Gurmadka fatahaada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaano badan oo ku yaalla halkaas ayna ku sugan yihiin Muwaadiniinta Soomaaliyeed uu ka bilowday gurmad loo sameeynayo dadkii Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle. Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh Magaalada Cape-Town iyo deegaanada hoostaga ayaa si rasmi ah u bilaabay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaano badan oo ku yaalla halkaas ayna ku sugan yihiin Muwaadiniinta Soomaaliyeed uu ka bilowday gurmad loo sameeynayo dadkii Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh Magaalada Cape-Town iyo deegaanada hoostaga ayaa si rasmi ah u bilaabay gurmad dhaqaale oo ay u uruurinayan shacabkii uu saameeyay fatahaada Wabiga ee ku noolaa Magaalada Baladweyne iyo duleedkeeda.

- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku fatahay Wabiga Shabeelle waxaana arrintaas saameyn ku yeelatay dadkii Magaalada deganaa oo u barakacay deegaanka Ceel-Jaalle.

Si kastaba waxaa deegaano badan oo kamid ah Soomaaliya ka socda gurmad xoogan oo loo sameeynayo dadkii uu saameeyay fatahaada Wabiga, waxaana gurmadka qeyb ka ah dowladda Soomaaliya iyo dowlado kale oo Soomaaliya taageera.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts