HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Dil ka dhacay degmo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Faah faahin kasoo baxeysa Dil ka dhacay degmo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya Dabley bastoolado ku hubeysneyd oo xalay duleedka degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ku dilay laba Askari oo ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya. Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Askarta xiliga la dilaayay ay ku sugnaayeen Ceel-biyood ku yaalla duleedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya Dabley bastoolado ku hubeysneyd oo xalay duleedka degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ku dilay laba Askari oo ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Askarta xiliga la dilaayay ay ku sugnaayeen Ceel-biyood ku yaalla duleedka Buulo-burte, iyagoona u geeriyooday rasaas dhowr ah oo lagu dhuftay.

- Advertisement -

Intaas kadib ragii falka fuliyay ayaa goobta ugu baxsaday dhul howd ah oo ku yaalla halkaas sida la sheegay, isla markaana waxaa goobta  dilka ka dhacay tegay Askar ka tirsan Maamulka Buulo-burte, iyagoona halkaas ka soo qaaday Meydka laba Askari.

Wararka naga soo gaaray degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in halkaas Ciidanka dowladda ay ka wadaan howlgalo kala duwan oo ay ku baadi goobayan ragii ka dambeeyay dilka Askar ka tirsaneyd Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts