HomeWararAkhriso:-Maxaa looga hadlaya kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Akhriso:-Maxaa looga hadlaya kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Hargeysa ayaa Maanta waxaa kulan ku yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Saacadaha soo socda ayuu kulanka Golaha Shacabka si rasmi ah uga furmi doonaa Xaunta Villa Hargeysan, waxaana Ajendaha uu yahay Akhrinta 2aad ee Heshiiska ka mid noqoshada Hay’adda Damaanada Maalgashiga Darafyada badan. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Hargeysa ayaa Maanta waxaa kulan ku yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Saacadaha soo socda ayuu kulanka Golaha Shacabka si rasmi ah uga furmi doonaa Xaunta Villa Hargeysan, waxaana Ajendaha uu yahay Akhrinta 2aad ee Heshiiska ka mid noqoshada Hay’adda Damaanada Maalgashiga Darafyada badan.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay inuu jiro kulan, isla markaana looga baahan yahay inay soo xaadiran, si uusan u baaqan kulankaas.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Maalintii sabtida aheyd ee lasoo dhaafay ansixiyay xisaab xirka Miisaaniydadda Dowladda ee Sanadkii 2017.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories