HomeBarnaamijyadaDhageyso: – Qeybta 30-Aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media...

Dhageyso: – Qeybta 30-Aad Barnaamijka Tusmada Guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Date:

Related stories

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Halkee laga qodayaa ceelka labaad ee shidaalka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee sahminta shidaalka Soomaaliya ayaa muujinaya in ceelka Holhol uu noqon karo halka xigta ee dalku ka soo saaro shidaalka.

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga iyo kuwa guualaha ka gaaray  Barnaamijka ayaa noqonaya ah todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysataan  Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

Barnaamijkan waxaa naga taageeraya Hayadda BBC Media Action waxaana maalgalineysa Hayadda iskaashiga caalamiga ah ee u qaabilsan Dalka Norway ee marka magaceeda lasoo gaabaabiyo loo yaqaano NORAD waxaadna ka dhagesaneysaan   Radio Dalsan.Barnaamijka waxaa  soo gudbinaya  Farxiyo Maxamed Xuseen {Muraad}

Farsamadii:-  Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}

Aragtidiina Barnaamijkan waxaad inoogu reebi kartaan halkan ama inoogu soo dir fariinta Gaaban ee 434

Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories