HomeWararSawirro:- Sidee Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loogu soo dhaweeyay...

Sawirro:- Sidee Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi iskugu jira Xildhibaano wasiiro iyo masuuliyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladihii dalka soo maray ayaa gaaray magaalada Kismaayo haklkaas oo soo dhaweyn loogu sameeyay. Wefdiga Maxadweynihii hore ee Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi iskugu jira Xildhibaano wasiiro iyo masuuliyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladihii dalka soo maray ayaa gaaray magaalada Kismaayo haklkaas oo soo dhaweyn loogu sameeyay.

Wefdiga Maxadweynihii hore ee Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe madaxweyne ku-xigeenkiisa iyo wasiiro ka tirsan Jubbaland.

- Advertisement -

Xildhibaanada la socday Xasan Sheekh waxaa ka mid ahaa Axmed Macali Fiqi,Sanator Muuse Suudi,iyo ildhibaano kale oo dhamaantood ka qeybgelaya caleema saarka madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Dhinaca kalana madaxweynihii dowladdii KMG aheyd Sheikh Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray magaalada Kismaayo waxaana uu hogaaminayay wefdi balaaran oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho,waxaana ka mid ah xildhibaano wasiiro hore siyaasiyiin uu ku jiro C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah hogaamiyaha xisbiga wadajir.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories