HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Xarunta dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Qatar u fadhiga Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Kulanka u dhexeeyay Guddoomiye Finish iyo Xasan Xamsa Asad ayaa waxaa looga hadlay Dardargalinta Mashaariicda Horumarineed ee Qatar ay ka fulineyso Caasimadda. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Xarunta dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Qatar u fadhiga Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad.

Kulanka u dhexeeyay Guddoomiye Finish iyo Xasan Xamsa Asad ayaa waxaa looga hadlay Dardargalinta Mashaariicda Horumarineed ee Qatar ay ka fulineyso Caasimadda.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Gobolka Banaadir iyo Qatar.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa Cumar Finish ku wehlinaayay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts