HomeWararSawirro:-Guddoomiye Muudey oo kulan la qaatay Madaxda Hirshabeelle iyo K/Galbeed

Sawirro:-Guddoomiye Muudey oo kulan la qaatay Madaxda Hirshabeelle iyo K/Galbeed

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Golahaha Shacabka Mudane Cabdi wali ibraahim Sh.Mudey ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dowlad Gobaleedka Koonfur […]

- Advertisement -

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Golahaha Shacabka Mudane Cabdi wali ibraahim Sh.Mudey ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye.

Kulankan ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Ee Villa Hargeysa ayaa ahaa mid isxog-wareeysi iyo soo dhaweyn Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Koonfur-galbeed iyo Hir-shabeelle oo Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaanada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo ay ka socdaan howlgalo ka dhan ah Al-shabaab,kuwaasi oo wadaan Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Midowga  Afrika ee AMISOM.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ku sugnaa Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories