HomeWararWasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Is Casilay

Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Is Casilay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Cabdikariin dhalac oo ahaa Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay Xukuumadda. Sababta uu isku Casilay Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayuu ku sheegay inay tahay faragelinta ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku heyso dowlad Goboleedka dalka ka jira gaar ahaan […]

- Advertisement -

Cabdikariin dhalac oo ahaa Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay Xukuumadda.

Sababta uu isku Casilay Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayuu ku sheegay inay tahay faragelinta ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku heyso dowlad Goboleedka dalka ka jira gaar ahaan Arrimaha Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

War qoraal ah uu soo dhigay bartiisa Facebook Cabdikariin dhalac ayuu ku shaaciyay inuu iska Casilay xilkii Wasiir ku-xigeenka Wasaaaradaas,sidoo kalena Cabdikariin ayaa waxaa uu yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories