HomeWararGuddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka iyo Madaxda Puntland oo kulan yeeshay

Guddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka iyo Madaxda Puntland oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa la Kulmay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cilmi Islaam Karaash. kulanka uu guddiga la yeeshay Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ahaa in guddiga la wadaagaan sharciga Doorashooyinka Qaranka. Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa la Kulmay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Axmed Cilmi Islaam Karaash.

kulanka uu guddiga la yeeshay Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ahaa in guddiga la wadaagaan sharciga Doorashooyinka Qaranka.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa kaga mahadceliyay guddiga sida wanaagsan ay ugu sharaxeen sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Ugu dambeyntii kulanka uu guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka la yeeshay madax-weynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa ku soo dhamaaday si wanaagsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts