HomeWararSawirro:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Somalia

Sawirro:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Somalia

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish). Guddoomiye Finish iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Mashaariicda kala duwan ee lagu Horumarinaayo Bilicda Caasimadda Gaar ahaan Dib udhiska lagu sameynaayow […]

- Advertisement -

Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish).

Guddoomiye Finish iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Mashaariicda kala duwan ee lagu Horumarinaayo Bilicda Caasimadda Gaar ahaan Dib udhiska lagu sameynaayow Waddooyinka Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ah laba dal oo Wadaallo ah.

“Waxaa maanta Kulan Laqaatay Safiirka Dalka Turkiga ufadhiyo Soomaaliya anagoo kawada hadalnay Xoojinta Xiriirka Labada Dal ee Walaalaha ah iyo Sii wadida Taageerada iyo Garab istaaga Dowlada Hoose ee Xamar”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Safiirka dalka Turkiga uga mahaceliyay sida wanaasagn ee uu u soo dhaweeyay,isla markaana waxaa uu Safiirka balan qaaday inuu la shaqeyn doono Guddoomiyaha Gobolka.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories