HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jambuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi la socdo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Wasiirka amniga,Madaxa Xukuumadda Galmudug,Saraakiil Ciidan iyo Mas’uuliyiin kale. Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha ayaa waxaa galbiyay gudaha Magaalada,halkaas […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jambuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi la socdo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Wasiirka amniga,Madaxa Xukuumadda Galmudug,Saraakiil Ciidan iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha ayaa waxaa galbiyay gudaha Magaalada,halkaas oo boqolaal shacab ah ay soo dhaweyn ugu sameeyeen.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu soo xiro doonaa Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Dhuusamareeb,isla markaana looga tashanayay sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

Ammaanka Guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,waxaana amniga sugaya Ciidamo farabadan oo qeyb ay ka yihiin Ciidanka Ilaalada gaarka Madaxweynaha ee Koofiyo Casta,Ciidanka Harmacad iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories