HomeWararMadaxweyne Deni oo la kulmay qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee Africa

Madaxweyne Deni oo la kulmay qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee Africa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Africa, kuwaas oo kasoo qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland oo maalintii labaad ka socda Caasimadda Puntland ee Garoowe. Guddoomiye Ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia Cali Baashe Bare iyo Ganacsade Soomaaliyeed oo kamida Ganacsatada dalka Kenya ayaa ka hadlay kulankani […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Africa, kuwaas oo kasoo qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland oo maalintii labaad ka socda Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Guddoomiye Ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia Cali Baashe Bare iyo Ganacsade Soomaaliyeed oo kamida Ganacsatada dalka Kenya ayaa ka hadlay kulankani iyo muhiimadda Shirka Maalgashiga Puntland uu leeyahay.

- Advertisement -

Guddoomiye Cali Baashe Bare ayaa sheegay inuu aad uga faraxsan yahay inuu ka soo qeyb galo Shirka Maalgashiga Puntland,isla markaana waxaa uu xusay in Madaxweynaha Puntland ay kala hadleen isaga iyo Ganacsato kale oo Soomaali ah sidii ay Maalgashi uga sameeyn lahaa deegaanada Puntland.

Sidoo kale Ganacsade Soomaali ah oo ka yimid dalka Kenya ayaa shegay isna in Shirka lagu soo bandhigay fursado kala duwan oo u baahan in deegaanada Puntland la maalgashado,isagoo tilmaamay inuu aad uga faraxsan yahay inuu la kulmo Madaxweynaha Puntland.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland  ayaa waxaa ka socda Shirka Maalgashiga Puntland,kaasi qeyb galayaan Ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa Ajaanib ah kuwaasoo ka kala yimid dalal ku yaal qaarada Afrika, wadamada Carabta, Shiinaha iyo dalal kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts