HomeWararAkhriso:-Soomaaliya oo gudbisay Warbixin taariikhi ah oo ku aadan CRC

Akhriso:-Soomaaliya oo gudbisay Warbixin taariikhi ah oo ku aadan CRC

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ku dhawaaqday soo saarista Warbixinta Billowga ah ee Soomaaliya ee ku aadan fulinta axdigii caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta (CRC). Warbixintani waxaa la soo saaray kaddib markii Soomaaliya ay noqotay waddankii 196aad ee saxiixa axdigaan sannadkii 2015ka. Dhacdadan waxay muujineysaa tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya […]

- Advertisement -

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ku dhawaaqday soo saarista Warbixinta Billowga ah ee Soomaaliya ee ku aadan fulinta axdigii caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta (CRC).

Warbixintani waxaa la soo saaray kaddib markii Soomaaliya ay noqotay waddankii 196aad ee saxiixa axdigaan sannadkii 2015ka.

- Advertisement -

Dhacdadan waxay muujineysaa tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya qaaday si ay u gudato waajibaadka ka saaran soo gudbinta warbixinno ku aadan heshiisyo iyo axdiyo kala duwan oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saartay Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories