HomeWararTaliska Xoogga Dalka iyo AMISOM oo Mar kale ka shiray dagaalka Al-shabaab

Taliska Xoogga Dalka iyo AMISOM oo Mar kale ka shiray dagaalka Al-shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliyaha Qaybta 21-aad General: C/Casiis C/Laahi Cabdi Qooje ayaa Saraakiisha AMISOM qeybta Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Markale kala Hadley Xaalada Guud ee Gobolada Dhexe iyo Iskaashiga Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Maadaama loo Diyaar Garoobayo Xoreynta deegaanada Al-shabaab halkaas  ay joogaan. AMISOM ayaa aaybta 21-aad ku Amaantay Juhdiga ay […]

- Advertisement -

Taliyaha Qaybta 21-aad General: C/Casiis C/Laahi Cabdi Qooje ayaa Saraakiisha AMISOM qeybta Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Markale kala Hadley Xaalada Guud ee Gobolada Dhexe iyo Iskaashiga Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Maadaama loo Diyaar Garoobayo Xoreynta deegaanada Al-shabaab halkaas  ay joogaan.

AMISOM ayaa aaybta 21-aad ku Amaantay Juhdiga ay ku Bixisay in la sugo Amaanka Deegaanada Xorta ah ee Galmudug waxa ayna Balan qaadeen in ay kaalin Balaaran ka Geysanayaan Arimaha Diyaar Garowga si loo suurta Galiyo in la gaaro Dhul Badan oo Al-shabaab ay ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta 21-aad General:  “Qooje” oo Baladweyn ku sugan ayaa tan iyo waqtigii loo magacaabey Hogaaminta Qaybtan waxa uu Ku guuleystay in uu nidaamiyo Habka Ciidamada XDS ee Qaybtan taas oo si dhaqsi leh u Muujisey Cudud Awood u Leh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories