HomeWararSawirro:-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray Baydhabo iyo Ujeedka Safarkiisa

Sawirro:-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray Baydhabo iyo Ujeedka Safarkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi uu hogaaminaayo Xeer Ilaaliyah Guud Qaranka Dr.Ahmed Ali Daahir ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay. Waxana Garoonka Diyaaraha Baydhabo Ku soo Dhaweyay  Wasiiro , Xildhibaan katirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha  Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka KGS Mudane Ahmed Ali Muuse. Soo dhaweyn ka dib waxaaa loo soo galbiyay Xaruunta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminaayo Xeer Ilaaliyah Guud Qaranka Dr.Ahmed Ali Daahir ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Waxana Garoonka Diyaaraha Baydhabo Ku soo Dhaweyay  Wasiiro , Xildhibaan katirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha  Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka KGS Mudane Ahmed Ali Muuse.

- Advertisement -

Soo dhaweyn ka dib waxaaa loo soo galbiyay Xaruunta Madaxtooyada  Koonfur galbeed  Halkaasi oo ay kullan kula qaateen Guddoomiyaha Baarlamanka KG  Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye , Iyagoona ay iska xog wareysteen Xalladda dalka Soomaaliya iyo Ujeedka Maanta Baydhabo Usoo gaareen.

Dhanka Kale wafdiga Xeer Ilaaliyah qaranka ayaa waxaa ay booqdeen Xaruunta Maxkamada Sare Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya , waxana halkaasi ku soo dhaweyay  Shaqaalaha Maxkamadda iyo Madaxdooda qeybahooda kala Duwan.

Waxana Uu mid mid u kormeerey Xafiisada Maxkamadda sare Ee Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Sido kale Xeer ilaaliyah  Qaranka ayaa waxaa uu kormeeray Xabsiga Dhex Ee Magaalada Baydhabo, isagoona Xallada Xabsiga iyo Maxaabuusta Ku jirta  warbixin ka siiyay Taliyaha Ciidanka Asluubta KGS.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Ahmed Ali Muuse ayaa Baydhabo ku soo dhaweyay Wlwafdi Uu Hogaaminaayo Xeer Ilaaliyaha qaranka .

Dr.Ahmed Ali Daahir ayaa ka warbixiyay Ujeedada ay usoo gaareen Magaalada Baydhabo , Isagoona sheegey In uu uyimid sidii ugu koorgali lahaa qaabka u shaqeeyo Xabsiga   iyo Garsooka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts