HomeWararMas’uuliyiin kormeer ku tegay furumaha hore dagaalka ee Sh/Hoose

Mas’uuliyiin kormeer ku tegay furumaha hore dagaalka ee Sh/Hoose

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle dhexe , Axmed Cabdi Cali (Gaashaan) ayaa kormeer howleed ku tagay jiidda hore ee Ciidanka XDS. Mas’uuliyiintan ayaa u kuur galay xaaladda guud ee Ciidanka Xoogga ee sugan degaannada Gobolka Shabeellada hoose, iyagoo halkaasi ku kala war-qaatay taliyeyaasha hoggaamineysa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle dhexe , Axmed Cabdi Cali (Gaashaan) ayaa kormeer howleed ku tagay jiidda hore ee Ciidanka XDS.

Mas’uuliyiintan ayaa u kuur galay xaaladda guud ee Ciidanka Xoogga ee sugan degaannada Gobolka Shabeellada hoose, iyagoo halkaasi ku kala war-qaatay taliyeyaasha hoggaamineysa dagaalka lagula jira Al-Shabaab.

- Advertisement -

Xubno ka mid ah Saraakiisha hor kacaysa dagaalka ka dhanka Al-shabaab ayaa sheegay in uu si xowli ah ku socdo gulufka is daba joogga ah.

Mudane; Najax ayaa bogaadiyay howl-gallada ee Ciidanka xoogga ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuuna ballan qaaday in ay wax walba la garab taagan yihiin Ciidanku ka maamul ahaanna ay si weyn ugu sameynayaa dhiirri gelin dhan walba ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories