HomeWararDowladda oo hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya

Dowladda oo hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo todobaad ah oo ka billaabaneysa 14-ka September kuna eg 21-ka bishan hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga ah. War qoraal ah oo lagu daabacay barta Facebook ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay in muddo la hakiyay qabashada codsiyada Baasaboorka. Hey’adda ayaa sababta loo […]

- Advertisement -

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo todobaad ah oo ka billaabaneysa 14-ka September kuna eg 21-ka bishan hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga ah.

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Facebook ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay in muddo la hakiyay qabashada codsiyada Baasaboorka.

- Advertisement -

Hey’adda ayaa sababta loo hakiyay
qabashada codsiyada Baasaboorka ku sheegtay inay tahay arrimo Farsamo Awgood.

“Arimo farsamo awgood, waxaa muwaadiniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan lagu wargelinayaa in mudo todobaad ah kana bilaabata September 14, 2019 ilaa September 21, 2019 la hakiyey qabashada codsiyada baasaboorka”Ayaa lagu yiri Warka ka soo baxay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories