HomeWararSawirro:-Kheyre oo Booqday Ciidamo loo diyaarinayo la-dagaalanka Al-shabaab

Sawirro:-Kheyre oo Booqday Ciidamo loo diyaarinayo la-dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku  sugan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool  ayaa Maanta booqday Ciidamo la Qarameynayo,isla markaana loo diyaarinayo dagaal ka dhan ah Al-shabaab. Booqada uu ugu tegay Ciidamada Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamedc Lafta-gareen iyo Saraakiil Ciidan. Xasan Cali Kheyre […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku  sugan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool  ayaa Maanta booqday Ciidamo la Qarameynayo,isla markaana loo diyaarinayo dagaal ka dhan ah Al-shabaab.

Booqada uu ugu tegay Ciidamada Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamedc Lafta-gareen iyo Saraakiil Ciidan.

- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre ayaa Ciidanka uu u tegay ayaa waxaa loo diyaarinayaa xoreynta deegaannada Al-shabaab ay kaga sugan yihiin Gobolka Bakool.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Ciidamada u balan qaaday inay heli doonaan Mushaaraadkooda iyo Aqabkooda Dhamaystiran,isagoo kula dardaarmay inay ku Dadaalan sidii Al-shabaab uga saari lahaayeen Guud ahaan Gobolka Go’doonsan ee Bakool.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories