HomeWararGuddiga KMG ee diyaarinta sharciga Doorashooyinka oo la kulmay Axsaabta siyaasadda

Guddiga KMG ee diyaarinta sharciga Doorashooyinka oo la kulmay Axsaabta siyaasadda

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarrunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa waxa ay mar kale kula kulmeen Axsaabta siyaasadda ee dalka. Kulan uu Guddiga la yeeshay Axsaabta siyaasadda waxaa shir guddoominaayay guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan C.laahi Abuukar Xaaji (Eng.Carab). Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii ay Axsaabta […]

- Advertisement -

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarrunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa waxa ay mar kale kula kulmeen Axsaabta siyaasadda ee dalka.

Kulan uu Guddiga la yeeshay Axsaabta siyaasadda waxaa shir guddoominaayay guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan C.laahi Abuukar Xaaji (Eng.Carab).

- Advertisement -

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii ay Axsaabta siyaasadda ay guddiga ugu soo gudbin lahaayeen qodobo muhiim ah oo ku saabsan sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddiga ayaa ka dhagaystay Asxaabta siyaasadda dalka talooyinkooda ku aadan sharciga doorashooyinka Qaranka ee uu haatan guddiga soo diyaarinaayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories