HomeWararTaliska Booliska oo joojiyay bixinta Warqada dembi la'aanta ee CID-da

Taliska Booliska oo joojiyay bixinta Warqada dembi la’aanta ee CID-da

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka Jawaabay Cabasho kaga timid bulshada Soomaliyeed,taasi oo la xiriira bixinta warqada dembi la’aanta ee CID-da Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliyeed Zakia Xuseen Axmed ayaa dhamman Shacabka ku sugan Gobolka Banaadir ka codsatay in muddo sadax malmood ah la hakiyay bixinta warqada dembi la’aanta,taasi oo uu bixiyo hoggaanka CID-da dowladda. War qoraal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka Jawaabay Cabasho kaga timid bulshada Soomaliyeed,taasi oo la xiriira bixinta warqada dembi la’aanta ee CID-da

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliyeed Zakia Xuseen Axmed ayaa dhamman Shacabka ku sugan Gobolka Banaadir ka codsatay in muddo sadax malmood ah la hakiyay bixinta warqada dembi la’aanta,taasi oo uu bixiyo hoggaanka CID-da dowladda.

- Advertisement -

War qoraal ah oo barteeda Facebook ay ku soo qortay Zakiya ayaa waxaa ay sheegtay in Mudada kooban la joojinta bixinta Warqada ay hoggaanka CID-da ku doonayan inay dib-u-habeyn hufan ku sameeyaan nidaamka helista warqada dembi la’aanta.

“Taliska Ciidanka Boliiska oo ka jawaabaya cabashada ka timid bulshada Soomaliyeed waxaa dhamman shacabka ku sugan G/Banadir la ogeeysiinayaa in muddo sadax malmood ah la hakiyay bixinta warqada dembi la’aanta taasoo bixisa hoggaanka CID muddadaas aan dooneyno in dib-u-habeyn hufan ku sameeyno nidaamka helista warqada dembi la’aanta. Bulshada sharafta leh waxaa ka codsaneenaa in ay inoo dulqaataan muddada aan howlshaas wadno”ayay tiri Taliye Zakiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts