HomeWararDeg deg:- Qarax ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose

Deg deg:- Qarax ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka Idaacada dalsan ay ka helayso degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in goor dhow halkaas uu ka dhacay qarax geystay khasaaro is kugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ka dhashay Miino nooca dhulka lagu aasa ah oo ku qaraxday dhowr qof oo geedo ka guray degmada Awdheegle […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada dalsan ay ka helayso degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in goor dhow halkaas uu ka dhacay qarax geystay khasaaro is kugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ka dhashay Miino nooca dhulka lagu aasa ah oo ku qaraxday dhowr qof oo geedo ka guray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose sida ay inoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.

- Advertisement -

Dadka goobjoogayasha ah ee la halay dalsan ayaa sheegay in ay qaraxday Miino lagu aasay geed hoostiisa taas oo ay sheegeen in ay ku geeriyoodeen ugu yaraan Laba ruux tiro kalana ay dhaawacyo ka soo gareen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories