HomeWararDowladda Somalia oo ka hadashay dhibaatada lagu hayo Soomaalida K/Africa

Dowladda Somalia oo ka hadashay dhibaatada lagu hayo Soomaalida K/Africa

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta ah. Maalmihii la soo dhaafay waxaa boob xooggan lagu hayay goobaha ganacsiyada ee dadka Soomaalida ah ay ku leeyihiin dalka Koonfur Africa taas oo dhibaato ay ka soo gaartay Soomaali fara […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta ah.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa boob xooggan lagu hayay goobaha ganacsiyada ee dadka Soomaalida ah ay ku leeyihiin dalka Koonfur Africa taas oo dhibaato ay ka soo gaartay Soomaali fara badan oo in mudda ah ganacsiyo ku lahaa dalkaas.

- Advertisement -

Boobkaan waxaa ka horeeyay dilal joogta ah oo lagula kacayay dhalinyarada Soomaaliyeed eek u ganacsata dalkaas oo ay aaminsanyihiin muwaadiniinta K/Africa in ay Somalidu qabanayaan shaqooyinkoodii.

Madaxweynaha Koonfur Africa ayaa isaguna si kulul uga hadl rabshadaha ka soo cusboonaaday dalkaas isaga oo ku baaqay in xaaladda la dejiyo.

Halkan ka akhriso Qoraalka Dowladda Somalia

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories