HomeWararKhilaaf cusub oo soo kala dhex galay dowladda Fedraalka iyo Ahlu-sunna

Khilaaf cusub oo soo kala dhex galay dowladda Fedraalka iyo Ahlu-sunna

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in khilaaf cusub uu  ka dhex curtay dowladda fedraalka Somalia iyo  maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca kadib markii sida la sheegay Ahlu-sunna ay dalbadeen in la hoos keeno guddiga doorashada Galmudug iyaguna ay maamulaan howlaha doorashada maamulka Galmudug marka uu qabsoomo shirka dib u heshiisiinta Khilaafkaan cusub oo soo ifbaxay saacadihii […]

- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in khilaaf cusub uu  ka dhex curtay dowladda fedraalka Somalia iyo  maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca kadib markii sida la sheegay Ahlu-sunna ay dalbadeen in la hoos keeno guddiga doorashada Galmudug iyaguna ay maamulaan howlaha doorashada maamulka Galmudug marka uu qabsoomo shirka dib u heshiisiinta

Khilaafkaan cusub oo soo ifbaxay saacadihii la soo dhaafay ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd waxaana saacadihii la soo dhaafay dhacay kulamo aan look ala kicin oo masuuliyiinta dowladda gaar ahaanna ra’iisul Wasaaraha iyo hoggaanka Ahlusunna ay yeesheen waxaana lagu soo waramayaa in kulamada qaarkood ay guul daro ku soo dhamaadeen.

- Advertisement -

Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa la sheegay in ay ka dalbadeen ra’iisul-Wasaaraha in lasiiyo guddiga doorashooyinka iyo maamulka howlaha doorashada Galmudug isla markaana wefdiga Kheyre ay ka biya diideen arrintaas.

Khilaafkaan ayaa la sheegay in uu qeyb ka yahay sababta dib u dhaca shirka dib u heshiisiinta oo lagu weday in uu furmo shalay oo ay taariikhdu aheyd 4-bisha hase’ahaatee uu arrikaan dartii dib ugu dhacay,dhinaca kalana gelinka hore ayaa la qorsheynayay in uu maanta furmo shirka dib u heshiisiinta iyada ioo dib u dhac uu galay in kasta oo wararka qaar ay sheegayaan in uu gelinka dambe furmi karo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories