HomeWararFaah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo xalay gudaha Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ku dishay laba ruux oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Ciidanka nabadsugida dowladda Soomaaliya. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Dilkan uu ka dhacay agagaarka Saldhig Degmada Shibis,isla markaana waxaa labada Askari u geystay rag dhalinyaro oo watay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo xalay gudaha Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ku dishay laba ruux oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Ciidanka nabadsugida dowladda Soomaaliya.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Dilkan uu ka dhacay agagaarka Saldhig Degmada Shibis,isla markaana waxaa labada Askari u geystay rag dhalinyaro oo watay Bastoolado,iyagoo falka dib halkaas ka baxsaday.

- Advertisement -

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa si deg deg ah u gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska,isla markaana halkaas ka soo qaaday Meydka labada Askari ee ka tirsanaa Ciidanka nabadsugida dowladda.

War qoraal ah oo lagu daabacay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarkaas,iyagoo sheegay inay dileen Saraakiil ka tirsan Ciidanka nabadsugida dowladda,isla markaana ay horey usii qaateen Bastoolado ay wateen.

Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda Soomaaliya oo ay uga hadlayaan dilkaas ka dhacay Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts