HomeWararMeydka Wiil dhalinyaro ah oo laga helay Xeebta Jazeera ee duleedka Muqdisho

Meydka Wiil dhalinyaro ah oo laga helay Xeebta Jazeera ee duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka aan ka heleyno Xeebta Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay lagu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ah. Wiilka dhalinyarada ahaa ee Meydkiisa laga helay Xeetbta Jaziira ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay la’laa,isla markaana ay qaaday Badda xili uu ku dabaalanayay,hayeeshee saakay ay soo tuftay. Allaha […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Xeebta Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay lagu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ah.

Wiilka dhalinyarada ahaa ee Meydkiisa laga helay Xeetbta Jaziira ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay la’laa,isla markaana ay qaaday Badda xili uu ku dabaalanayay,hayeeshee saakay ay soo tuftay.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Wiilka dhintay ee Badda soo tuftay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Naasir Cabdullahi oo loo yaqaanay Shuute Cadde,waxaana uu ahaa mid kamid ah Dhalinyarada aad u firfircoonaa oo si weyn looga yaqaanay Magaalada Muqdisho

Qaar kamid ah Ehelada Shuute Cadde ayaa tegay Xeebta Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho,iyagoona halkaas ka soo qaaday qaaday Meydkiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories