HomeWararMadaxweyne Xaaf oo xilka qaadis ku sameeyay mid kamid ah Golihiisa Wasiirada

Madaxweyne Xaaf oo xilka qaadis ku sameeyay mid kamid ah Golihiisa Wasiirada

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug. Cabdikaafi Maxamed Maxamuud oo ahaa Wasiirka Qorsheynta Galmudug ayaa Madaxweyne Xaaf uu xilka qaadis ku sameeyay,waxaana xilkaas lagu amaray inuu sii haayo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta maamulkaas Cabdiraxmaan Maxamed […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Ee Galmudug.

Cabdikaafi Maxamed Maxamuud oo ahaa Wasiirka Qorsheynta Galmudug ayaa Madaxweyne Xaaf uu xilka qaadis ku sameeyay,waxaana xilkaas lagu amaray inuu sii haayo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta maamulkaas Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan inta laga magacaabayo Wasiir kale.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa dhammaan hay’addaha kala duwan ee Galmudug iyo cidkast oo shaqo kala dhaxeeyso Wasaarada Qorsheynta Galmudug lagu wargeliyay inay la shaqeyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradaas.

Hoos ka Akhiso Wareegtada xilka qaadista.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories