HomeWararDiyaarad Ciidamo sida oo ka degtay Magaalada Dhuusamareeb

Diyaarad Ciidamo sida oo ka degtay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saakay waaberigii hore waxaa ka degay laba diyaaradood oo siday Ciidan badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya,kuwaasi oo laga qaaday Magaalada Muqdisho. Ciidamada laga dejiyay Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegayaa inay ka qeyb qaadan sugida amniga Magaaladaas oo dhawaan uu ka furmi doono Shirka dib […]

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saakay waaberigii hore waxaa ka degay laba diyaaradood oo siday Ciidan badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya,kuwaasi oo laga qaaday Magaalada Muqdisho.

Ciidamada laga dejiyay Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegayaa inay ka qeyb qaadan sugida amniga Magaaladaas oo dhawaan uu ka furmi doono Shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa tilmaamaya in Ciidamada la geeyay Xarunta Shiirkole ee la dejiyay Ergada ka qeyb galeysa Shirka ka furmaya Dhuusamareeb,iyadoona Xaruntaas dhawaan dowladda ay la wareegtay.

Dhawaan ayay aheyd markii hogaanka Ahlusunna Waljameeca ay ka horyimideen in Ciidamo ka socda dowladda Soomaaliya la geeyo deegaanada Galmudug,iyadoo ay xusid mudan tahay in diyaarado siday Ciidamo laga soo celiyay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories