HomeWararUrurka Iskaashiga Islaamka oo Jabuuti ka taageeraya kamid noqoshada Golaha Ammaanka

Ururka Iskaashiga Islaamka oo Jabuuti ka taageeraya kamid noqoshada Golaha Ammaanka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

War qoraal oo ah oo ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti ay ku taari doonaan sidii ay uga mid noqon laheyn Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey. Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa tilmaamay in xooga ay saari doonaan sidii Jabuuti ku heli […]

- Advertisement -

War qoraal oo ah oo ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti ay ku taari doonaan sidii ay uga mid noqon laheyn Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey.

Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa tilmaamay in xooga ay saari doonaan sidii Jabuuti ku heli laheyn Kursigaas,isla markaana ay gacan weyn ka geysan doonaan arrintaasi,kaasi oo kula tartameyso dowladda Kenya.

- Advertisement -

Jabuuti ayaa waxaa kamid ah dowladaha ku jiray Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC,halka aysan ku jirin dowladda Kenya,

Todobaadkii hore Codeyn ka dhacday Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa Kenya ay Jabuuti uga guuleystay kamid noqoshada Kursiga aan joogtada ahayn ee Bariga Afrika ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories